Samuu'eel Kowaad 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uulna wuxuu joogay Gibecaah darafkeeda, oo wuxuu hoos fadhiyey geed rummaanka ah oo Migroon ku yaal; oo dadkii isaga la joogayna waxay ahaayeen in ku dhow lix boqol oo nin,

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:1-6