Samuu'eel Kowaad 14:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoonaataan marinkii uu doonayay inuu uga gudbo ciidanka reer Falastiin waxaa dhinac kaga yiil buur dhagax ah, dinaca kalena waxaa kaga yiil buur dhagax ah, oo middood magaceedu wuxuu ahaa Boosees, oo tan kale magaceedana waxaa la odhan jiray Seneh.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:3-10