Samuu'eel Kowaad 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Cibraaniyadii markii hore la jiray reer Falastiin, oo intay raaceen xerada la galay, iyagoo dalka ku wareegsan ka yimid, xataa iyana way soo jeesteen, oo waxay ku darmadeen reer binu Israa'iilkii la jiray Saa'uul iyo Yoonaataan.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:19-31