Samuu'eel Kowaad 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul iyo dadkii la jiray oo dhammuba isa soo wada urursadeen, oo waxay yimaadeen goobtii dagaalka. Oo bal eeg, nin walba seeftiisii waxay ku dhacday saaxiibkiis, oo waxaa jiray baabba' aad u weyn.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:18-23