Samuu'eel Kowaad 14:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas oo kalena kulli raggii reer binu Israa'iil oo mar hore ku dhuuntay dalka buuraha leh oo reer Efrayim, iyana markii ay maqleen in reer Falastiin carareen ayay soo raacdaysteen oo dagaalkii soo galeen.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:19-29