Samuu'eel Kowaad 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu Saa'uul la hadlayay wadaadkii, rabshaddii ku jirtay xerada reer Falastiin ayaa sii adkaatay oo sii badatay; kolkaasaa Saa'uul wuxuu wadaadkii ku yidhi, Gacanta laab.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:15-22