Samuu'eel Kowaad 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaa maalin dhacay inuu Yoonaataan ina Saa'uul ku yidhi ninkii dhallinyarada ahaa oo hubkiisa u siday, Bal ina keen aan ciidanka reer Falastiin oo xaggaas jooga u gudubnee. Laakiinse taas uma uu sheegin aabbihiis.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:1-5