Samuu'eel Kowaad 14:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu Axiiyaah ku yidhi, Sanduuqii Ilaah halkan keen. Waayo, waagaas sanduuqa Ilaah wuxuu la jiray reer binu Israa'iil.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:17-19