Samuu'eel Kowaad 14:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul wuxuu dadkii isaga la jiray ku yidhi, Bal tiriya, oo eega kii inaga tegey kuu yahay. Oo markay tiriyeen waxay arkeen inayan Yoonaataan iyo kii hubkiisa u siday halkaas joogin.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:16-19