Samuu'eel Kowaad 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed maalintii dagaalka dadkii la jiray Saa'uul iyo wiilkiisii Yoonaataanba midkoodna gacantiisa lagama helin seef iyo waran toona, Saa'uul iyo wiilkiisii Yoonaataan mooyaane.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:13-22