Samuu'eel Kowaad 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiinna waxay isu soo urursadeen inay reer binu Israa'iil la diriraan, oo waxayna ahaayeen soddon kun oo gaadhifardood, iyo lix kun oo fardooley ah, iyo dad ah sida cammuudda taal badda xeebteeda. Oo intay soo dhowaadeen ayay degeen Mikmaash, oo bari ka xigta Beytaawen.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:1-7