Samuu'eel Kowaad 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii reer binu Israa'iilna markay arkeen inay cidhiidhi ku jiraan, (waayo, dadku way dhibaataysnaayeen) markaasaa dadkii waxay ku dhuunteen godad, iyo kayn, iyo dhagaxyo dhexdooda, iyo boholo, iyo hogag.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:1-10