Samuu'eel Kowaad 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil oo dhammu waxay maqleen in Saa'uul wax ku dhuftay xeradii ciidanka reer Falastiin, iyo weliba in reer Falastiin ay karheen reer binu Israa'iil. Oo dadkiina dhammaantood waxay Saa'uul ugu soo urureen Gilgaal.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:1-6