Samuu'eel Kowaad 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoonaataan wuxuu ku dhuftay xeradii ciidankii reer Falastiin oo Gebac joogay, oo reer Falastiinna taas way maqleen. Oo Saa'uulna dalkii oo dhan buu buun ugu dhuftay oo yidhi, Cibraaniyadu ha maqleen.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:1-9