Samuu'eel Kowaad 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu reer binu Israa'iil ka dhex doortay saddex kun oo nin; oo laba kun waxay Saa'uul la joogeen Mikmaash iyo buurtii Beytel, oo kunna wuxuu Yoonaataan la joogay Gibecaahdii reer Benyaamiin; oo dadka intiisii kalena nin walba wuxuu u diray inuu teendhadiisii tago.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:1-9