Samuu'eel Kowaad 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel kacay, wuuna ka baxay Gilgaal, oo xagga Gibecaahda reer Benyaamiin buu tegey. Oo Saa'uulna markaasuu tiriyey dadkii isaga la jiray, oo waxay noqdeen in ku dhow lix boqol oo nin.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:12-19