Samuu'eel Kowaad 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul iyo wiilkiisii Yoonaataan, iyo dadkii iyaga la jirayba waxay iska joogeen Gebacdii reer Benyaamiin, laakiinse reer Falastiin waxay degganaayeen Mikmaash.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:12-20