Samuu'eel Kowaad 13:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse imminka boqortooyadaadu sii jiri mayso. Rabbigu wuxuu doontay nin ah siduu qalbigiisu doonayo, oo Rabbiguna isaguu u doortay inuu ahaado amiir dadkiisa u taliya, maxaa yeelay, adigu ma aadan xajin wixii Rabbigu kugu amray.

Samuu'eel Kowaad 13

Samuu'eel Kowaad 13:11-17