Samuu'eel Kowaad 10:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay ordeen ayay halkaas ka soo kexeeyeen, oo markuu dadkii soo dhex joogsaday, wuu ka dheeraa dadkii oo dhan garbihiisa iyo waxa ka sarreeyaba.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:18-27