Samuu'eel Kowaad 10:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbiga wax kalay sii weyddiiyeen, Weli ma waxaa jira nin kaloo halkan imanaya? Oo Rabbiguna wuxuu ugu jawaabay, Bal eega, alaabta dhexdeeda ayuu ku dhuuntaye.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:17-26