Samuu'eel Kowaad 10:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Ma aragtaan kan Rabbigu doortay inaan mid la mid ahu dadka ku jirin? Kolkaasaa dadkii oo dhammu dhawaaqeen oo waxay yidhaahdeen, Boqorku ha noolaado.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:15-26