Samuu'eel Kowaad 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu soo dhoweeyey qabiilkii reer Benyaamiin oo qoys qoys ah, oo waxaa lala baxay qoyskii reer Matrii, oo waxaa kaloo lala baxay Saa'uul oo ahaa ina Qiish; laakiinse markay doondooneen waa la waayay.

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:12-27