Nexemyaah 10:3-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. iyo Fashxuur, iyo Amaryaah, iyo Malkiiyaah,

4. iyo Xatuush, iyo Shebanyaah, iyo Malluug,

5. iyo Haarim, iyo Mereemood, iyo Cobadyaah,

6. iyo Daanyeel, iyo Ginnetoon, iyo Baaruug,

7. iyo Meshullaam, iyo Abiiyaah, iyo Miyaamin,

8. iyo Macasyaah, iyo Bilgay, iyo Shemacyaah. Oo intaasu waxay ahaayeen wadaaddadii.

9. Oo kuwii reer Laawina waxay ahaayeen Yeeshuuca ina Asanyaah, iyo Binnuwii oo ahaa reer Xeenaadaad, iyo Qadmii'eel,

Nexemyaah 10