Nexemyaah 9:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, wuxuu midho badan u dhalaa boqorradii aad korkayaga ka yeeshay dembigayaga aawadiis; oo weliba waxay ugu taliyaan jidhkayaga iyo xoolahayagaba siday doonayaan, oo annana cidhiidhi weyn baannu ku jirnaa.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:34-37