Nexemyaah 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadka amiirradiisii waxay degeen Yeruusaalem, oo dadka intiisii kalena waxay saami u riteen inay tobankii qofba mid ka soo bixiyaan inuu dego magaalada quduuska ah oo Yeruusaalem, oo sagaalka qof oo kalena ay degaan magaalooyinka kale.

Nexemyaah 11

Nexemyaah 11:1-2