Laawiyiintii 13:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalinta toddobaad waa in wadaadku qofkaas fiiriyaa, oo haddii nabarku dubka sare ku faafay, markaas wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, kaasu waa cudurkii baraska.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:26-36