Laawiyiintii 13:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii wadaadku fiiriyo, oo barta dhalaalaysa laga waayo timo cad, oo nabarkuna uusan dubka sare hoos u sii dhaafsiisnayn laakiinse uu yaraaday, markaas wadaadku waa inuu qofkaas karantiilaa intii toddoba maalmood ah.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:19-34