Laawiyiintii 13:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse bartii dhalaalaysay hadday meesheedii ku joogsatay, oo ayan dubka sare ku sii faafin, illowse ay yaraatay, markaas waa bararkii meeshii gubatay, oo wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa daahir, waayo, taasu waa astaantii gubashada.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:22-31