Ishacyaah 65:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse farxa oo weligiinba waxa aan abuuro ku reyreeya, waayo, bal eega, Yeruusaalem waxaan u abuuraa rayrayn, dadkeedana farxad baan u abuuraa.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:10-25