Ishacyaah 65:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeruusaalem baan ku rayrayn doonaa, oo dadkaygana waan ku farxi doonaa, oo codkii oohinta iyo codkii baroorashadana mar dambe dhexdeeda lagama maqli doono.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:18-24