Ishacyaah 65:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eega, waxaan abuuri doonaa samooyin cuscusub iyo dhul cusub, oo waxyaalihii horena lama soo xusuusan doono, oo innaba maanka sooma ay geli doonaan.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:11-24