Ishacyaah 60:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaad arki doontaa oo nuuri doontaa, oo qalbigaaguna farxad buu la gariiri doonaa, wuuna rayrayn doonaa, waayo, badda maalkeeda badan adigaa laguu soo leexin doonaa, oo hodantinimada quruumahuna adigay kuu iman doontaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:1-8