Ishacyaah 60:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa kuu badan doona awr iyo qaalmihii reer Midyaan iyo reer Ceefah, kulligood waxay ka iman doonaan Shebaa, oo waxay keeni doonaan dahab iyo foox. Rabbiga ammaantiisana waa la naadin doonaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:5-13