Ishacyaah 60:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal indhahaaga kor u qaad oo hareerahaaga fiiri. Intay isa soo wada urursadaan ayay kuu yimaadaan. Wiilashaadii meel fog bay ka iman doonaan, oo gabdhahaagana gacmahaa lagu soo qaadi doonaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:1-5