Ishacyaah 60:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mar dambe qorraxdu kuuma ahaan doonto iftiinkaaga maalinnimo, oo dayaxuna nuur dhalaalaya kuma siin doono, laakiinse Rabbiga ayaa iftiin weligiis ah kuu ahaan doona, oo Ilaahaaguna qurux buu kuu ahaan doonaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:11-21