Ishacyaah 60:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qorraxdaadu mar dambe ma dhici doonto, oo dayaxaaguna iftiinkiisa ma ceshan doono, waayo, Rabbigu wuxuu kuu ahaan doonaa iftiin weligiis ah, oo wakhtigii baroorashadaaduna wuu dhammaan doonaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:15-22