Ishacyaah 60:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalkaaga mar dambe dulmi lagama maqli doono, oo baabbi'id iyo halligaadna soohdimahaaga dhexdooda laguma arki doono, laakiinse derbiyadaada waxaad ugu yeedhi doontaa Badbaado, irdahaagana Ammaan.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:11-19