Ishacyaah 59:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jidka nabadda ma yaqaaniin, oo socodkoodana caddaalad laguma arko. Waxay samaysteen dhabbayaal qalqalloocan, oo ku alla kii maraaba nabad ma uu yaqaan.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:3-9