Ishacyaah 59:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed caddaaladu way inaga fog tahay, oo xaqnimana innaba ina soo gaadhi mayso. Waxaynu sugnaa nuur, laakiinse waxaynu aragnaa gudcur, oo waxaynu sugnaa iftiin laakiinse madow baynu ku dhex soconnaa.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:4-13