Ishacyaah 59:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cagahoodu shar bay u ordaan, oo waxay u degdegaan inay dhiig aan xaq qabin daadiyaan. Fikirradoodu waa fikirro xumaaneed, baabba' iyo halligaad ayaa jidadkooda dhex yaal.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:1-14