Ishacyaah 59:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xuubabkoodu dhar uma ay noqon doonaan, oo shuqulladoodana innaba iskuma qarin doonaan. Shuqulladoodu waa shuqullo xumaaneed, oo falinta dulmiguna gacmahooday ku jirtaa.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:1-9