Ishacyaah 59:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiyow, xadgudubyadayadii hortaaday ku bateen, oo waxaa nagu marag fura dembiyadayada, waayo, xadgudubyadayadu way nala jiraan, oo xumaatooyinkayagana waannu og nahay.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:2-13