Ishacyaah 59:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waynu xadgudubnay oo Rabbiga been ka sheegnay oo Ilaaheen ka leexannay, innagoo dulmi iyo fallaago ku hadlayna oo erayo been ah uuraysanayna oo qalbiga kaga hadlayna.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:3-16