Ishacyaah 59:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligeen sida orsooyin oo kale ayaynu u cabaadnaa, oo sida qoolleyo oo kale ayaynu u baroorannaa. Waxaynu sugnaa caddaalad, laakiinse lama arko, oo waxaynu sugnaa badbaado, laakiinse way inaga fog tahay.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:5-18