Ishacyaah 56:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Eeyadu way hunguri weyn yihiin, weligoodna ma dhergi karaan, oo kuwaasuna waa adhijirro aan innaba wax garan karin. Kulligood waxay u leexdeen jidkoodii, oo midkood kastaaba xataa kii ugu dambeeyey wuxuu iska daba galay faa'iidadiisii.

Ishacyaah 56

Ishacyaah 56:5-11