Ishacyaah 56:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waardiyayaashiisu waa indha la' yihiin, oo kulligoodna aqoon ma leh, dhammaantoodna waa eeyo carrab la' oo aan ciyi karin. Way riyoodaan oo jiifaan, oo jecel yihiin inay hurdaan.

Ishacyaah 56

Ishacyaah 56:3-11