Ishacyaah 57:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan xaqa ah wuu halligmaa, oo ninna qalbiga ma geliyo. Cibaadalaawayaashana waa la kexeeyey, oo ciduna ma garato in kan xaqa ah belaayada soo socota laga waday.

Ishacyaah 57

Ishacyaah 57:1-7