Ishacyaah 53:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga waa la dulmay, waana la dhibay, laakiinse innaba afkiisii ma uu kala qaadin. Isaga sidii wan la qalayo baa loo kexeeyey, oo sidii lax ku aamusan kuwa dhogorta ka xiira hortooda, isagu afkiisa ma uu furin.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:4-12