Ishacyaah 53:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhammaanteen sidii ido baynu u hallownay, midkeen waluba jidkiisuu u leexday, oo Rabbigu wuxuu isaga dul saaray xumaanteenna oo dhan.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:1-8