Ishacyaah 53:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga dulmi iyo xukun baa lagu sii qaaday. Haddaba bal yaa qarnigiisii ka mid ahaa oo u maleeyey in isaga laga gooyay dalkii kuwa nool? Xadgudubka dadkayga daraaddiis ayaa isaga loo garaacay.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:1-12